
The leading cable in Somaliland.
Recharge now!waa maxay wadaag?
Ka daawo mobilekaaga.
Receiverka wadaag waxaa uu kuu ogolaanayaa inaad mobilekaaga ka daawato janalada kujira receiverka.
From the TV
Ka daawo Shaashadaada, adigoo isticmaalaya xadhig HDMI ama AV ah.
Hakula daawadeen
U ogolaaw asxaabtaadana inay kula daawato iyagoo isticmaalaya telifoonkooda
From the Phone
Ka daawo mobile-kaaga gacanta janalada kuugu jira resiifarka masaafo 40m ah.
waa Resiivar kuu ogolaanaya inaad ku daawato mobilkaaga gacanta janalada ku jira resiifarka, adigoon u baahneyn wax internet ah.
Resiifarka wadaag adigoo isticmaalaya telifoonkaaga waxaad mar qudha daawan kartaa hal frequency ama ugu badnaan 20 janal oo isku frequency ah.
Kaliya waxaad u baahantahay si aad uga daawato mobilekaaga gacan, Inaad iibsato Wireless dongle oo jooga 5 doolar iyo inaad heysato receiverka madoow.
Si aad u isticmaasho wadaag, uma baahnid wax internet ah.